Saafi Lyrics

from Album (Hiddo & Dhaqan) by Aar Maanta
Aar Maanta is a Somali singer, composer, writer and music producer. [more..]

Advertisements

 
SAAFI, SAAFI WEEYE QALBIGEEDU SAAFI WEEYE
ANNA SAAXIDDEYDA WAAN HELLAYOO SAAFI WEEYE
HADDAAN SAWIRKEEDA SUURADEEDA KUU TILMAAMO
SOCOD LAAFYO SIMAN SAAID QURUXDEEDA
SURKA LUQUNTEEDA SIDA EEBE U SAMEEYEY
JIDKA SAFAFKIISA RAGBAA SUGA SACAB TUMA
SALKA WADNAHEEDA SURUMADA DHIIGA WADA
SALIGEYGA YAALO SAAFI, SAAFI WEEYE

SAAFI WEEYE SAAFI WEEYE
SAAFI WEEYE QALBIGEEDU


SAHAL, SAHAL MAAHA SAAFIDEYDU SAHAL MAAHA
SANKUNEEFLE DUMAR MIDLA SIMAN SAAFI MAAHA
SIWALBUU KU DAYO INUU HELO SAHAL MAAHA
HADUU JIDKUSUGO AMASABA SIRIQDHIGO
HADUU SIRKUDAYO AMASAMA SIXIRDUUGO
HADUU SIXUNYEELO HA SAMEEYO SIDUU DOONA
MARNA SIISANMAYSO SAHALKAANA KUMA HELO
SAHAL, SAHAL MAAHA SAAFIDEYDU SAHAL MAAHA

SAHAL MAAHA SAAFIDEYDU
SAHAL MAAHA SAAFIDEYDU
SAHAL, SAHAL MAAHA
SAAFI SAAFIDEYDU

SAAXI, SAAXI WEEYE WADNAHEEDU SAAXI WEEYE
ANA SAAFIDEYDA WAAN SITAAYO SEDKEY WEEYE
HADAAN LAABKUSIDO AMASABA SINTA SAARO
HADAAN SOO DAJIYO AMASABA SAR U QAADO
MARNA SIIBANMAYSO SAHALKAANA KUMA DAAYO
ANA SIWALBABA JACEYLKEYGU SEEGI MAAYO
IN LA IISAMEEYEY SAAXI, SAAXI WEEYE
SAAXI, SAAXI WEEYE JACEYLKAYGU SAAXI WEEYE

SAAXI WEEYE SAAXI WEEYE
SAAXI WEEYE, WADNAHEEDU
SAAXI, SAAXI WEEYE
WADNA SAAFIDEYDU

SEYRUUQ BAXEY WEEYE
SAGALKACEY WEEYE
LAANTA SARE WEEYE
GACAL SUGAN WEEYE
IGU SIDKAN WEEYE
SIDAAN RABEY WEEYE

WWW.AARMAANTA.COM
MYSPACE.COM/AARMUSIC


Advertisements


 
aar maanta
Share

Lyrics

Q

Advertisements

www.carpati.org
www.searchromania.net
www.getalyric.com www.getamovie.org www.getamap.net viewweather.comwww.patentsmania.com#0.3004 sec 

All lyrics are property and copyright of their respective authors, artists and labels. All lyrics provided for educational purposes only.
On LyricsInfo.org you can find lyrics, album names, artist overviews, history, current and past members of bands, listen and watch videos.